Dhageyso+Fadeexadan: Cabdiweli Sheekh Oo Kismaayo Kula Baxay Magac Cusub “Cabdiwali Madoobe” Gole Ceebeed Iyo Kulankii Loogu Wanqalayay.

0

Kismaayo (AGGM): Muuqaal si lama filaan ah looga duubay kulan dhexmaray Cabdiwali Madoobe iyo Maleeshiyo beeleedka Raaskambooni kaasoo ka dhacay magaalada Kismaayo intii uu Cabdiweli Madoobe ku sugnaa Kismaayo.

Sidoo kale Horjooge Axmed Madoobe ayaa intii kulankaas uu soconayay ugu hanjabay kooxdii Cabdiwali in uusan ka bixi doonin magaalada Kismaayo inta ay umadda Soomaaliyeed ee ay Kenyaatigu laayeen xoog loogu jajuubayo in ay isku soo dhiibaan kooxda Kaambooni, balse taasi ayaa noqotay shimbiyarahow heesa.

Axmed Madoobe ayaa sidoo kale sheegay in ay ciidankiisu dacas wataan, oo ay yihiin ciidan aan asluub lahayn oo maleeshiyo ah. Horjooge Axmed Madoobe oo arkay inuu gaajaysanyahay Cabdiwali Madoobe ayaa u sheegay inay ka dharjinayaan hilib geel iyo caano.

Bal Cabdiweli Madoobe ma wuxuu waayay hilib iyo caano? Taas waxay kuu muujinaysaa in Axmed Madoobe uu ka dharagsanyahay hunguriga Cabdiwali Madoobe.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

3D Backgrounds for Desktop Computers Free 3D Wallpapers

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com