Dhageyso:Gaadiid dagaal oo Dowladda Somalia loogu Deeqay

0

Muqdisho(AGGM):Dowladda Imaaradka Carabta ayaa maanta Hay’ada Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ku wareejisay  ilaa iyo 10 Gaari oo Nuuca Dagaalka ah iyo dariis Ciidan.

Safiirka Max’ed Nuur Cismaani oo Munaasanbada ka hadlay ayaa sheegay in IImaaradaka Carabta uu Dowladda Soomaaliya ka Taageerayo Arimo Farabadan.

Sidoo kale Taliyaha Ciidamada Sirdoonka Soomaaliya ayaa Asna sheegay in Gaadiidkaan uu waxbadan u qaban doonaan Ciidamada Sirdonka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com