Dhageyso:Gardhuub oo Xilkii ku Wareejiyey Gudoomiyaha Cusub

0

Muqdisho(AGGM):Munaasabad maanta Xilalka ay kula kala Wareegayeen Gudoomiyhii hore ee Dagmada Xamarweyne  C/laahi Sahal Gardhuub iyo C/qaadir Max’ed C/qaadir oo ah Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banadir ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Gudoomiyihii hore ee Degmada Mudane Gardhuub ayaa sheegay in uu la shaqeyn doono Gudoomiyaha Cusus ilamarkaana uu ku Faraxsan yahay Gudoomiyaha Badalay.

C/qaadir Max’ed C/qaadir Gudoomiyaha Cusub ayaa sheegay in uu Wax badan ka qaban doon waxyaabo badan oo ka mid yihiin Amaanka iyo Waxbarashada.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com