Dhageyso:Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan oo laga soo horjeestay

0

Muqdisho(AGGM): Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa ka soo horjeestay  Magacaabiis  Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan  C/fitaax Xasan Afrax.

Odayaasha oo maanta Muqdisho kulan kuqaatay ayaa sheegay in aysan waxba ka ogeen Magacaabista islamrkaana hore uu Afrax ugu Fashilmay Gobolka Hiiraan.

Siyaasi Max’ed C/riximaan Qeyre oo ka mid ahaa Siyaasiinta maanta kulan ka qaatay ayaa sheegay in aysan Aqbali doonin Magacaabista Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Madaxweynaha Soomaaliya uu shalay Magacaabay.

Isha ku hay allgalgaduud media

Allgalgaduud@gmail.com