Dhageyso:Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan oo Xilkii la Wareegay

0

Baledweyne(AGGM): Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka  C/fitaax Xasan Afrax ayaa Xilikii kala wareegay Gudiimihihii hore Cabdi Faarax Laqanyo.

Munaasabada ay Labada Mas’uul Xilka kula kala wareegayeen ayaa waxaa ay ka dhacday Magaalada Baledweyne ,gaar ahaa Xurnta Ciidamada AMISOM ee Gobolka Hiiran.

Gudoomiyaha Cusub iyo Gudoomiyihii hore ayaa waxaa ay si wada jir ah u sheegeen in ay Amaanka ka wada Shaqeynayaan ,ayagoona Shacabka ka Dalbaday Wadashaqeyn,

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha Ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com