Dhageyso:Hormuud oo Dib u dajin u sameysay Dadkii uu Saameyey Fatahaada Wabiga Shabelle

0

Muqdisho(AGGM):Hay’ada hormuud foundation ayaa maanta muqdisho kusoo bandhigtay qorsha ay kutaakuleesay dadkii ay saameesay musiibadaa fatahaada biyaha wabiga shabeele ee g/sh/dhexe.

Magaalada muqdisho ayaa waxaa shir jaraa id kuqabtay maanta madaxada hormuud foundation c.laahi nuur cismaan shirka jaraa’id kadib ayaa waxaa wareestay wariyaheena shuceyb cawil.

Halkaan ka dhageyso Codka

[/audi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com