Dhageyso:Kooxo Hubeysan oo Dhaawacay Afhayeenka Degmada Afgooye

0

 

Kooxo Hubeysan ayaa Xalay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ku dhaawacay Afhayeenkii Maamulka Degmada Afgooye.

Afhayeenka ayaa la sheegay in ilaa iyo 4 Xabadood Jirkiisa ay ku dhaceen Waxaana loo soo qaaday Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Shabelleha Hoose ayaa Warbaahinta u sheegay in Xaalada Afhayeenka ay aad u Fiican tahay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

 

Isha ku hay Allgalgaduud media

Allgalgaduud@gmail.com