Dhageyso:Kulan Amaanka looga hadlayo oo Hiliwaa lagu Qabtay Xalay

0

Muqdisho(AGGM):Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa Xalay waxaa ka dhacay Munaasabad Amaanka Magaalada Muqdisho lagu Muujinayo.

Munaasabada waxaa ay ka dhacday Degmada Hiliwaa ee Gobolka ,waxaana soo qaban qaabiyey Mamaulka Gobolka Banaadir.

Waxaana ka soo qeyb Galay Wasiirka Amniga,Gaashaandhiga Xildhibaano iyo Marti kale oo Munaasabada lagu Casuumay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com