Dhageyso:Maamuka Puntland oo Garowe ka Mamnuucay in aan Wax shirar ah lagu qaban karin

0

Garowe(AGGM): Magaalada Garowe ayaa Maamulka Puntland waxaa uu ka Mamnuucay in Shirar aan mamulka Ogeen lagu qabto Magaalada Garowe.

Waxaana Ciidamada Amaanka manta ay Xireen Xildhibaan  Daahir Ciiro  oo ka mid ah Barlamaankii KMG ahaa ee Dowladda Soomaaliya

Waxaana sidoo kale  arintaan ay timid ka dib mar Kulan looga hadaly amaanka Magaalada Garowe lagu qabtay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgadud Media

Allgalgaduud@gmail.com