Dhageyso:Maamulka Shabellaha Dhaxe oo ka hadlay dagaalka Balcad

0

Jowhar(AGGM):Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Cabdi Jiinow Calasow ayaa ka hadlay dagaal Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay degmada Balcad ogala Waeegeen Maamulkii Degmada oo uu Gudoomiyaha u ahaa Cismaan Xaadoole.

Cabdi Jiinow ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo maanta ka baxay Magaalada Muqdisho ay Degmada Gacanta ku dhugeen.

Waxaa uu sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Gacanta ku dhigeen oo hada Magaalada Balcad lagu Haayo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com