Dhageyso:Maamulka Shabellaha Hoose oo sheegay in ay Sifeeyeen Isbaarooyin badan

0

Afgooye(AGGM):Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay Isbaarooyinka ka nadiifiyeen inta u dhaxeya Magaalada Muqdisho iyo Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Gudoomiye Xigeenka Shabellaha Hoose Mudane Cumar Carabeey oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aysan u dulqaadan doonin Isbaarooyinka la soo dhigo Gobolka Shabellaha Hoose.

Waxaan uu sheegay in Ciidamada Booliska iyo Nabdsugida Soomaaliya ay wadayaan Howlaglka ka dhankaa Isbaarooyinka.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka