Dhageyso:Maamulka Xudur waxaan Dilnay Saraakiil Al-shabaab ah

0

Xudur(AGGM):Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa ka warbixiyey Dagaal ka dhacay Tuulootin Hoos yimaada Gobolka Bakool ee Koofurda Dalka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Degmada Xudur Max’ed Macalin ayaa Warbaahinta u sheegay in Dagaal ka dhacay Duleedka Xudur lagu Dilay Sargaal ka tirsan Al-shabaab islamarkaana Nolosha Lagu hayo mid kale oo Lagu Magacaabo C/laahi Abuukar.

Waxaana uu sheegay in Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Weerar ku qaadeen Fariisi Ciidamada Al-shabaab ay ku leeyihiin Tuulooyin Xudur Hoostaga.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay AllgalgaduudMedia

Allgalgaduud@gmail.com