Dhageyso:Madaxweynaha Galmudug oo Dhalinyarada kulan la qaatay

0

Gaalkacyo(AGGM): Madaxweynaha Maamamulka Galmdug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa kulan looga hadlayo Amaanka la qaatay Ururda Dhalinyarada Galmudug.

Cabdi Xasan Cawaale ayaa sheegay in Dhalinyarada ay yighiin Doorka kaliya ee Fahmi kara Dhibaatada iyo Hormarka intaba loona baahan yahay in ay la shaqeyaan Maamulka.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com