Dhageyso:Madaxweynaha Khaatumo oo ka hadlay Weerarka Somaliland

0

Taleex(AGGM):Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Soo gali taanka Ciidamada Maamulka Soomaaliland Magaalada taleex ee xarunta u ahayd Maamulka Khaatumo.

Mudane Indha sheel ayaa sheegay in Soomaaliland ay Weerar Gardaro ah ku soo qaaday Maamul la aqoonsan yahay oo ah Maamulka Khaatumo State.

Madaxweyna ayaa Baaq udiray Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadan in ay soo faragaliso Arinta Soomaaliland ee Magaalada Khaatumo xarunta u ah ay ku Qabsadeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com