Dhageyso:Madaxweynaha Somalia oo ku dhawaaqay in Gudoomiyaasha Gobolada ay hoos tagayaan Nabadsugida iyo Booliska

0

Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa sheega in Gudoomiya kasta oo Gobolada Dalka Gudoomiye ka ah la hoos geendono Ciidamada Nabadsugida iyo Booliska oo ay Amarkiisa qaadanayaan.

Waxaana uu sheegay Madaxweyn aha Soomaaliya in Arintaa looga go leeyahay Sugida Amaanka Gobolada Dalka Soomaaliya islamarkaana Al-shabaab loo cirbtiri lahaa.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com