Dhageyso:Mamaulka Khaatumo oo ka hadlay Soo Galida Somaliland deegaanadeeda

0

Taleex(AGGM):Ayadoo Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay la Wareegeen Deegaano Hoostaga Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa Arintasi waxa si kulul oga Hadashay Maamulka Khaatumo State.

Wasiirka Madaxtooyada Soomaaliya oo Warbahinta Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in Soomaaliland ay ku soo Duuleen Deegaano Hoostaga Degmada Taleex ee Gobolka Sool.

Wasiirka Madaxtooyada Mudane Muqtaar Ibraahin Xabashi ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay Sideg deg ah Arinta Soomaaliland iyo Khaatumo ay u soo Faragaliyaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com