Dhageyso:Muungaab waan Furayaa Wadooyinka Muqdisho ee Xiran

0

Muqdisho(AGGM):Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab”ayaa sheegay in Maamulkiisu u Furayo wadooyinka ku yaala Magaalada Muqdisho ee Sharci darada ku Xiran.

Gudoomiye Muunagaab ayaa sheegay in Wadooyinkii Magaalada Muqdisho ay Xirteen Shaqsiyaad Gooni ah oo Amaanka qalqal  galinay.

Muungaab ayaa intaa ku daray in Ciidamada Maamulka Gobolka Banaadir ay Amaanka Xaqijin Doonaan oo Dhagxaanta Laamlakaca loo dhigay wadooyinka laga Qaadi doono Dhawaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com