Dhageyso:Odayaal iyo Barre Hiiraale oo maanta Gobweyn ku kulmay

0

Kismaayo(AGGM): Odayaal ka Baxay Magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan Magaalada Goobweyn kula Qaatay saraakiisha Ciidamada XDS ee Magalada Kismaayo kula dagaalamay Maleeshiyada Axmed Madoobe.

Wararka ayaa sheegay in Odayaasha ay ka tirsan yihiin Gudi raisul wasaaraha Soomaaliya uu u Xilsaaray Arinta Barre Aadan Shire Barre Hiiraale,

Waxaana Kulanka Maanta uu ka dhacay Magaalada Gobweyn oo ay ku sugan yihiin Ciidamada Xooga Kismaayo looga Saaray.

Halkaan Hoose ka dhageso Codka

Isha ku hay Allgallgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com