Dhageyso:Raisul Wasaaraha Soomaaliya oo Laamaha Amaanka Amray

0

Muqdisho(AGGM):Raisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed Max’ed ayaa  ku Amaray laamaha Amaanka in ay Wada shaqeyn  dhaw la sheeyaan si Shacabka Amanka ay Qeyb oga qaataan.

C/wali Sh Axmed ERaisul Wasaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada kala Duwan ee Soomaaliya looga bahan yahay la shaqeynta Shacabka si Al-shabaab looga Guuleysto.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com