Dhageyso:Saraakiil Al-shabaab ah oo lagu Qabtay Gobolka Hiiraan

0

Bulabarde(AGGM):Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Gacanta ku dhigeen Labo Sargaal oo ka tirsan Al-shabaab islamarkaana Degmada Buulabarde lagu qabtay.

Cornel Cismaan Cabdi Muumun ayaa sheegay in Ciidamada Amanka Degmada Buulabarde ay Magaalada  ku qabteen Labada Sargaal.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com