Dhageyso:Shil diyaaradeed oo saakay ka dhacay magaalada Guuri ceel

0

Gurceel(AGGM):Cismaan Ciise gudoomiya degmada Guuri ceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in saakay aroortii ay diyaarad nooca khaadka ah iyadoo ciladaysan ay kusoo degtay gudaha degmada balse dadkii saarna aysan wax kaso gaarin shilkaasi.

Waxaan Shilka uu yimid ka dib markii Diyaarada ay Garoonka ka baxda oo Sidaa ay shilka ku gashay  Diyaarada.

Halkaan ka dhageyso codka gudoomiyaha oo isagu sida ay wax u dhaceen sharaxaad ka bixinaya:

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com