Dhageyso:Shil Gaari oo Khasaaro dhaliyey oo ka dhacay Duleedka Muqdisho

0

Muqdisgho(AGGM): Shilgaari oo ka dhacay Wadad isku Xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa ku Geeriyooday ugu yaraan 10 Ruux.waxaana ku dhaawacmay in kabadan intaasi.

Shilka aya Yimid ka gadaal markii ay isku dhaceen Labo Gaari oo ka kala yimid Muqdisho iyo Afgooye,waxaan halkaa ku Geeriyooday dadkii Saarnaa.

Waxaa jira Dad kale oo Wararka ay sheegayan in uu wali Gaariga uu ku Fadhiyo,waa mid kamid ah Gaadiidka maanta isku dhacay.

Mid kamid ah Dadka Goobjooge ah ayaa ka Warbixinay Khaabka ay wax u Dhaceen Maanta iyo Xaalada sida ay tahay.

Halkaan Hose ka dhageyso Codka 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com