Dhageyso:Shil Gaari oo Saaka ka dhacay Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM):Shilgaari oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 2 Ruux ayaa waxaa uu ka dhacay Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Shilka ayaa ka dhacay Isgooyska Debka ee Muqdisho,waxaana uu yimid Shilka ka dib markii Gaari Xamuul ah uu Wadihii gaariga uu ka waayey Bareek sidaana uu shilka ku galay.

Mid kamid ah Goobjoogeyaasha ayaa Warbaahinta u sharaxay Qaabka uu Shilka Saaka u dhacay,waxaan Dadka u Gurmada Dadka Goobta ka Agdhawaa.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com