Dhageyso:Shir weynihii Amaanka Qaranka oo maanta la soo xirayo

0

Muqdisho(AGGM): waxaa lagu wadaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka in lagu soo Gaba gabeeyo Shirka ka socda Magalada Muqdisho ee Amaanka looga hadlayo.

Shirka ayaa waxaa uu mudo 4 maalibn ah uu ka soconayey Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Waxaana lagu Wadaa in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud  in uu soo xiro Shirka maanta lagu wado in la soo Gaba gabeeyo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com