Dhageyso:Soomaali maanta Kenya laga soo Tarxiilayo

0

Nairobia(AGGM):Maanta oo Arbacaa ayaa waxaa lagu wadaa in Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka laga  soo dajiyeo ku dhawaat 100 Ruux oo Soomaali ah islamarkaana Dalka Kenya laga soo Raafay.

Masuul ka tirsanaan jiray  Safaarada Soomaalida ee Dalka Kenya ayaa ku waramaya in Dadkaan ay yihiin Dufcadii Labaad ee Kenya laga soo Tarxiilo ka dib Qa qabashadii Ciidamada Kenya Somaalida ay kula Dhaqaaqeen.

Waxaana Lagu wadaa Saacadaha Soosocda in Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Dadkaasi laga soo Dajiyo  saacadaha soo aadan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com