Dhageyso: Soomaaliland Oo Ciidamadii kala baxaday Degmada Taleex Iyo Dhaq-dhaqaaq Ciidan Oo Xoogan Oo Ay Wadaan Ciidamada Khaatumo State.

0

Taleex(AGGM):Warar goor dhaw na gasoo gaaray Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in ay iskaga baxeen Ciidamada Soomaalland ee Degmada Taleex Shalay la wareegay.

Goobjoogeyaal ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Soomaliland ay dhanka Koofureed ay kaga baxeen ee Magaalada Taleex.

Waxaa la sheegay in Ciidamada ay ka Cabsi qabaan Weerar Ciidamada Maamulka Puntland iyo kuwa Khaatumo ay Degmada ku wajahan yihiin.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com