Dhageyso:Taliska Booliska Somalia waxaan Sameynay Ciidamo Gaar ah

0

Muqdisho(AGGM):Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Genaral C/xakiin Daahir Saciid”Saacid”oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ay ka Sameeyeen Dhalinyaro Booliska la Shaqeyneysa.

C/xakiin ayaa sheegay in Degmooyinka Gobolka Banaadir Dhalinyaradaasi laga Qoray,oo Degmo walba laga Qoray 100 Dhalinyaro ah oo Ciidamada Booliska Amaanka kala Shaqeenay.

Waxaa uu intaa ku daray Taliyaha in Dhalinyaradaas,hada ilaa 4 Degmo oo Gobolka Banaadir ka mid ah laga howlgalin doono,oo Saldhig Walba la geeyndono.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha  ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com