Dhageyso:Uhura Kenyata oo ka hadlay Raafka Soomaalida lagu hayo

0

Nairobia(AGGM): Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuura Kenyata ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Raafka Soomaalida Dowladdiisa ay ku hayso.

Madaxweyne Uhuuru ayaa sheegay in Soomaalida Dalkiisa ku nol ay u soo jeesteen in ay Bur buriyaan Dalka Kenya,taasna yasna Marnaba dhici doonin oo ay ka Hortagayaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalaguud@gmail.com