Dhageyso:Wada hadaladii C/wali Sheekhiyo Col. Barre Hiiraale oo Burburay

0

Muqdisho(AGGM):Raisul wasaaraha Xukumadda Soomaaliya oo Maalmahaan ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa la sheegay in uu asan jirin wax wada hadal ah oo u dhaxeeya Cabdiweli Sheekh iyo Cornel Barre Aadan Shire “Hiiraale” oo ka mid ah Siyaasiinta ka soo horjeeda Axmed Madoobe.

Cabdi Shire Warsame oo ah Wakiilka Barre Aadan Shire ayaa sheegay in aysan jirin Wax wada hadal ah oo ay wada leeyihiin Bare hiiraale iyo C/wali Sheekh Axmed oo ku aadan sidii loo heshiisiin lahaa Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale.

Cabdi Shire ayaa sidoo kale sheegay in Raisul Wasaaraha Soomaaliya uu Amar ku bixiyey in lalaayo Ciidamada Axmed Madoobe Kismaayo kula Dagaalamay oo ku sugan Duleedka Muqdisho.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com