Dhageyso:Siyaasi Cali Max’ed Cali Daacuun “Col. Bare Hiiraale Waxuu Diiday Anigoon Mareexaan Ahayn Ayaa Garan Kara, R/wasaarahana Waxa Uu Maray Raadki Ay Mareen Cabdiweli Gaas Iyo Cabdinaasir Garjeex”.

0

Muqdisho(AGGM):Cali Max’ed Cali Daacuun oo ka mid ah Siyaasiinta  ay si kulul   oga Hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya uu Marayo.

Wareysi Dhinacyo badan taabanaya ayaa maanta Waxaa uu siiy Xafiiska Wararka Radio Galjubba ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Booqashada R/wasaaha ee Kismaayo waa ayaan daro, balse waxaad moodaa inana uga waayo areagsanahay khilaaf Mareexaan baa jira inuu ka axaliyo ayay ahayd intuusan Kismaayo tagin.

R/wasaaraha haduu ku guul dareystay inuu xaliyo khilaafki Mareexaan dhexyiilay anigu waxba kama sugayo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareeysi Xiiso Badan oo dhinacyo badan taabanaya.

DSC00039

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com