Dhageyso:Wasaarada Amniga oo sheegtay in ay Qabatay Ragii Dilay Xildhibaanka

0

Muqdisho(AGGM): ayadoo maanta Magaalada Muqdisho lagu dhilay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Wasaarada Amniga Qaranka waxaa ay sheegtay in Gacanta lagu soo dhigay Raggii ka danbeyey Dilkii Xildhibaanka.

Wasiir Xigeenka Wasaarada Amniga Ibraahin Isaaq Yaroow ayaa sheegay in Saddex Nin oo Xildhibaanka Dilay maanta Ciidamada ay Gacanta ku dhigeen,

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud media

Allgalgaduud@gmail.com