Dhageyso:Wasiirada Somalia oo maanta kulan yeeshay

0

Muqdisho(AGGM):Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku leh kulan ay Albaabadu U xiran yihiin oo Saxaafada ay Banaanka ka Joogto.

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa waxaa ay Shirkooda oga hadlayaan Maanta Amaanka Dalka Soomaaliya iyo Dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho oo Xildhibaanadii ay ugu Danbeyeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com