Dhageyso:Xildhibaan maanta mar kale Muqdisho lagu Dilay

0

Muqdisho(AGGM):Xildhibaanka oo lagu Magacaabo Cabdi Casiis Mursal ayaa waxaa lagu Dilay Xaafada Madiina ee Degmada Dharkiinley,waxaana Xildhibaanka uu ka tirsanaa Gudiyada Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo Baarlamaaka Federaalka Soomaaliya ayaa Xaqiijiyey Geyrida Xildhibaanka Ilaa Lilaahi Wainaa Ileyhi Rajicuun.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com