Dhageyso:Xildhibaano Eedeyey Safarka Raisul Wasaaraha Soomaaliya

0

Muqdisho(AGGM):Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Baaqashada ku timid Fadhiyada Baarlamaanka oo maalmihii danbe Kooram la’aan u baaqanayey.

Waxaa Xildhibaanada Baarlamaanaka Soomaaliya ay sheegeen in Arintaas Mas;uuliyadeeda ay qaadanayaan ilaa 30b Xildhibaan oo Raisul waasaraha u Raacay Magaalada Kismaayo.

Xidhibaana Max’ed Gaarane oo Baarlamaanak Soomaaliya  ka mid ah ayaa Safarka Xildhibanada ku sheegay mid lugooyo ah.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com