Dhageyso:Xukumadda Soomaaliya oo ka Hadashay Ciidamo Gaar ah oo Muqdisho la keenay

0

Muqdisho(AGGM):Wasiirka wasarada difaaca soomaliya maxamed sheikh xasan xaamud  ayaa faahfahiyey ujeedkaa Ciidamo gaar ah oo wardiyeyn doono xarumaha iyo shaqaalaha qaramada midoobay ay ku ledahay  soomaliya

Waxa uu sehagay wasiirka difaaca in ciidmadan ay leeyihiin magac gaar ah oo ah UN GARD UNIT ayna ka madax bananyihiin kuwo amisom ayna hoos tagayaan wakiilka qaramada midoobay ee soomaliya nikolas key.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com