Dhageyso:Fariinta Shacabka Ee Caawa Ku Socota R/wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Iyo Heesteeni “Soomaalibaan Garanayaa”.

Rag Ciil Goowracmay Yaan Garanayaa
Gobonimo U Dirirkaan Garanayaa
Agoon Gaamurtay Baan Garanayaa
Geeljiraha Hoowdkaan Garanayaa
Dadweeyne Geesiya Baan Garanayaa.
Wallee Nabad Gigiman Kuma Guushid
Soomaali Baan Garanayaa Cadowgii U Gafa Innuu Gubanayaan Garanayaa.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com