Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media,Maamulka Iyo Shaqaalaha, ehelada, Qaraabadda iyo Asxaabta oo dhan waxay Tahniyad Aroos u dirayaan C/kariim Ugaas Cumar Ugaas Xirsi iyo Nasro Bicir Aadan (Wadeeco Allah) oo (23-06-2014) Meherkoodu uu ka dhacay magaalada Columbus,Ohio ee dalka Mareykanka.
Waxaan Allaah Subxaanahu watacaalaa Idiinka Baryaynaa In aad noqotaan kuwii isku waara Wiil & Caano, Gabar & Caano, Allaah Subxaanahu Watacaalaa haka yeelo reerkiinana mid lagu Nasto oo lagu Nagaado. Aamiin…………………………….Aamiin……………………………………..Aamiin
Waxaa Tahniyada Arooska Iyo Aroosada Oo Gaara Ah Diraya:
1. Maxamed Ugaas Xirsi
2. Ugaas Maxamed Ugaas Cumar
3. Mahad Adan (Wadeeco Allah)
4. Baarliin Ugaas Cumar
5. Sayruuq Mahad Adan
6. C/fitaax Sheekh Daahir
7. Xasan Sheekh Adan
8. Sahro Ugaas Cumar
9. Xabiibo Adan Guluf
10. Raxmo Mahad Adan
11. Maxamuud Mahad Adan
12. Xabiibo Ugaas Cumar
13. Ikraan Duraan Xaashi
13. Khalid Duraan Xaashi
Iyo Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud, Gedo Iyo Jubooyinka ee Dalka Dibeddiisa.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com