Daawo: Caruus Ay Qabsatay Arrin La Yaab Leh Xiligiisii Ugu Farxada Badnayd

0

Dunida (AGGM) Waxaa dunidan ka dhaca waxyaabo la yaab leh, iyadoo maalinba ay marxalad marayso, waxaana akhristoow la yaab leh markii wax aadan filanaynin ama aadan xakameyn Karin ay kugu qabsadaan meel kamid ah meelaha aysan munaasibka ku ahayn.

Caruus ayaa arooskiisii kala joojin waayay qosol xilligii uu dhacayay meherkiisii, tannoo wadaadkii mehrinayay ku qasabtay inuu iska billaabo howshiisii inkastoo aysan ku haboonayn.

Halkaan hoose ka daawo adigana hala qoslin markii aad daawato.

Caruus Ay Qabsatay Arrin La Yaab Leh

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com