Daawo: Gaas Laga Helay Wajeer Oo War Wanaagsan U Ah Umada Reer Gedo Ee Deegaanadaas Wax Ku Leh

0

Wajeer (AGGM) Markii ugu horey dawlada Kenya ayaa sheegtay in gaas uu ku jiro deegaan ka tirsan Wajeer oo ah meel ku dhaw xadka Kenya Iyo Soomaaliya gaar ahaan xadka gobolka Gedo uu la leeyahay degmada Waajeer.

Wasiirka patroolka iyo Tamarta Kenya Davis Chirchir ayaa xajiiyey warkan oo uu ka soo xigtay shirkada Afrika Oil oo baaritaankaas samaysay.

Deegaankan oo lagu magacaabo Xadhaadho ayaa umada u badan waxa ay yihiin dadka degan dhinaca Soomaaliya ee umadda Beesha SADE gaar ahaan gobolka Gedo.

Warkaan ayaa farxad iyo damaashaad u ah umaddaas maadaama ay deegaankaas wax ku leeyihiin.

Halkaan ka daawo videoga

http://www.youtube.com/watch?v=fvUERcKtBvY

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com