Daawo Muuqaal: Safarkii Deeq Faandhe Ee Caabudwaaq- Jiilka Yar Ee Muuqaalkan Ka Muuqda Ma Waxay U Baahanyihiin Iskuulo Mise Xabad?

0

Caabudwaaq (AGGM) AGGM waxay si xog ogaal ah idin kugu soo gudbisaa muuqaalo iyo warbixin ku saabsan Soomaaliya oo dhan gaar ahaan Degmada Caabudwaaq oo aanu ka helno xog tan ugu horeysa, tannoo AGGM ka dhigtay warbaahinta ugu horeysa ee macluumaadkaas aad ka heli kartaan.

Haddaba markii aad daawato muuqaalkaan waxa markiiba niyadaada iyo dareenkaaga soo jiidanaya dhalaanka yar yar ee videogaan ka dhex muuqda, waxaadna iswaydiin doontaa su’aashan oo kale

Jiilka Yar Ee Muuqaalkan Ka Muuqda Ma Waxay U Baahanyihiin Iskuulo, waxbarasho, horumar Mise Xabad iyo inay ku garaadsadaan qabyaalad iyo kala qobqob ehelkoodii ugu sokeeyay?

AGGM waxay mahad gaar ah u celinaysaa Deeq Faandhe iyo dadka kale ee lamidka ah ee sidaan oo kale noola waddaaga muuqaalada noocaan ah oo kale.

Guji Halkaan si aad u daawato muuqaalka

http://www.youtube.com/watch?v=mB0SGPgPk48 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com