Dhageyso: Cabdiweli Gaas “Dowladda Puntland Waxay Go’aan Ku Gaartay In Xiriirka Aan U Jarno Dowladda Federaalka”.

0

Garoowe, AGGM: Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waxa uu sheegay in Maamulkiisa uu go’aan ku gaaray in uu xiriirka u jaro dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweye Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waxa uu sheegay in xubnaha kasoo jeeda deegaanada Puntland ee ku jira dowladda dhexe in ay mudo 15 maaqlmood gudahood ku yimaadaan dPuntland si ay wadatashi u yeeshaan.

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmil.com