Dhageyso: Garaad Jaamac Garaad Cali” Kamid Ahaanshihii Puntland Dalkeenii Ayaa Ku Lumay, Khaatumo Waa Dad Iyo Dal Mana Guul Dareysan Doono”  

0

Taleex (AGGM) Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa gaashaanka u daruuray warar muddooyinkan dambe soo baxayay oo sheegayay in reer Khaatumo ay doonayaan inay hoos tagayaan maamulka Puntland, isagoo meesha ka saaray riyada ah in khaatumo ay marnaba burburi doonto.

Garaadka ayaa yiri “Khaatumo qof ma ahan waa dal iyo dad, hal qofna khaatumo uma istaagayso”

Garaadka oo cod dheer ku hadlayay ayaa nasiib daro ku tilmaamay tagitaankiisii Puntland  uu dhawaan tagay Garaad Saleebaan“Puntland ayuu garaadka ku taageeray, balse isaga ma ahan Khaatumo ee Khaatumo ayaa ka weyn” ayuu yiri

Halkaan ka dhageyso wareysi xiiso gaar ah leh

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com