DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay Dilka Xildhibaan Saado Cali.

0

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in xildhibaanada Soomaaliya uu kaga tacsiyaynayo dilkaasi.

Sidoo kale wuxuu sheegay dadka dilay in maalinuun la horkeeni doono cadaalada.

HALKAAN KA DHAGEYSO.