DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Maxkamada oo ka hadlay dilka saraakiisha Al-Shabaab ee Saaka

0

Afar nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa saaka maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxa ay ku fulisay xukun dil toogasho ah.

Fagaaraha Iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho, ayaa lagu toogtay xubnahaan ka tirsanaa Al-Shabaab ee maxkamada ciidamada qalabka sida ay xukuntay.

Raga la dilay labo kamid ah waxaa lagu eedeeyay inay horay udileen Askari ka tirsanaa ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida la sheegayna waa ay qirteen dilka Askarigaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO GUDOOMIYAHA MAXKAMADA OO XUKUNKA KU DHAWAAQAY.