Dhageyso: Hadal Calaacal U Eg Oo Uu Jeediyey Horjoogaha Raaskambooni Axmed Madoobe “ Waxaanu Doonaynaa Inaanu Alshabaab Soo Kala Samirno, Kuwaan Waa Na Dhibeen”

0

Kismaayo (AGGM) Horjoogaha Raaskambooni Axmed Madoobe ayaa shalay munaasabada ciida darteed jeediyey hadal calaacal ahaa, oo uu ku muujiyey sida ay kooxdiisu uga tabar dhigtay dagaalka ay kula jiraan Alshabaab.

Horjoogaha ayaa dadka reer Kismaayo ka dalbaday inay garab ku siiyaan.Taasoo u eg in tabar uu ka dayayo umada degan deegaanadaas oo ka baxay garabka Raaskambooni kaddib falalka guracan oo ay gaystaan iyo xubnaha aan deegaankaas u dhalan ee maamulka ilaa heer gobol marooqsaday.

Halkaan ka dhageyso oo adigu macnaha warkaas soo hel

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com