Dhageyso: Ku Simaha Guddoomiyaha Luuq Bishaar Aadan”Ciddii Dhul Dawlad Haysato Waxaan U Arkaynaa Xad-Gudbayaal”

0

Luuq (AGGM) Bishaar Aadan Cabdikariin oo ah ku simaha guddoomiyaha degmada Luuq ee gobalka Gedo, sidoo kalena ah madaxa mashaariicda degmada ayaa shacabka degmadaas ugu baaqay inay amaanka ka shaqeeyaan.

Bishaar Aadan Cabdikariin ayaa ugu baaqay dadka haysta dhulalkii dawlada inay faarujiyaan, isagoo sidoo kalena tilmaamay inay dadkaas u aqoonsan doonaan xad-gudbayaal.

Mr. Cabdikariin ayaa bulshada degmadaas ka dalbaday inay ilaaliyaan waddooyinka oo uu sheegay inay muhiim u yihiin isku socodka magaalada dhexdiisa.

Halkaan Ka Dhageyso Bishaar Aadan Cabdikariin

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com