DHAGEYSO:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Qaybdiid oo ka hadlay maamul guud oo loo saymaynayo gobalada dhexe

0

Iyadoo maanta madaxtooyada Soomaaliya uu ka dhacay shir balaaran oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo madaxda maamulada ka jira gobalada dhexe ayaa waxaa lagu saxiixay heshiis ah in hal maamul loo sameeyo gobalada dhexe sida Muqdug iyo Galgaduud.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale oo ka hadlay markii uu dhinaciisa saxiixay heshiiis ayaa wuxuu sheegay inuu yahay mid muhiim ah oo ay soo dhoweeyaan shacabka ku nool gobalada dhexe.