DHAGEYSO:- Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay maamulka gobalada dhexe

0

Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay hal maamul oo ay yeeshaan gobalada dhexe xili maanta shir balaaran oo ka dhacay magaalada Muqdisho lagu wada shaxiixay heshiis ah in hal maamul loo sameeyo gobalada Mudug iyo Galgaduud.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA RAYSAL WASAARAHA