DHAGEYSO:- Waa sidee xaalada Magaalada Caabudwaaq Caawa iyo Dagaaladii maanta ka dhacay

0

Xaalada magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan inay tahay mid degan ka dib dagaalo xoog leh oo maanta ka dhacay halkaasi.

Qaliif Cabdisamad oo ah madaxa arimaha bulshada degmada Caabudwaaq oo la hadlay warbaahinta ALLGALGADUUD.COM ayaa wuxu sheegay in caawa xaaladu ay tahay mid degan laakiin ay jirto cabsi ku aadan inay dagaalo kale dhacaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO WARAYSIGA>