Dhageyso: Wariye Karar Oo Ku Sugan Garbahaareey Oo Tebinaya Socdaalka Madaxweynaha

0

Garbahaarey(AGGM) Wafti ballaaran ayaa waxaa madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ay ku joogaan magaalada Garbohaarrey ee xarunta gobolka Gedo.

Soo dhawayn iyo dhamaad ballaaran ayaa loo sameeyay waftiga  laga soo billaabo garoonka diyaaradaha ee Garbohaarreey waxaa waddooyinka taxnaa dadweyne, mas’uuliyiinta gobolka, Saraakiisha ciidammada qalabka iyo ciidamada AMISOM.

Shirar ayaa madaxweynaha hadda uga soconaya xarunta gobolka. Waana booqashadii ugu horreysay ee madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tago gobolka Gedo oo taariikh weyn ku leh dhulka Soomaalida.

Halkaan ka dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com